Mooshin xilka looga qaadayo Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo la gudbiyay 

Xildhibaano katirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa gudbiyay mooshin ay ku doonayaan in xilka looga qaado Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad “Oomaar” . Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo katirsan Xildhibaanada golaha shacabka ayaa sheegay in Gudoonka golaha u gudbiyeen mooshinka ka dhan ah Wasiir Oomaar uu sheegay in dastuurka ku xadgudbay. Mr Idris … Continue reading Mooshin xilka looga qaadayo Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo la gudbiyay